-Wuxuu lumiyey labo iyo labaatan malyuun "$ 22 Million " oo qayb ku lahaa "Partnership" shirkada Adidas sababtu waa wuxuu ka hadlay muslimiinta shiinaha lagu dhibaataynayo .
-Waxaa laga reebay gabi ahaan xulka wadanka jarmalka taageero iyo hambalyo uu u diray madaxwaynaha turkey Erdogan .
-Waxaa gabi ahaanba laga saaray ciyaraaha kooxdiisa Arsenal dhammaan waxaana sidaa sabeeyey tababaraha kooxdaas Mikerl Arterta ,sababtuna waa inuu ka hadlay dhibta haysata muslimiinta kunool caalamka "Muslim lives matter" gaar ahaan qoomiyada Rhinga .
l
Mesut Özi reer Turkey ee dhalashada Jarmalka haystay .
No comments:
Post a Comment