Nin oday ah ayaa xoogaa u aruuray kadib wuxuu go'aansaday inuu xajka aado,ninkani nin cilmi leh maaha wuxuu maqlay xajka danbigaa lagu dhaafaa ,wuxuu u haystay in marka xajka latago in albaabada iyo gidaarada inta la qabsado kadibna la iska ooyo,markuu tegay xajkii ayaa maalintii dawaafka lagu yiri sheekh "go'a dhexda ku xidho " waxaa lasoo gaadhay xilligii orodka "dawaafka" sadexda jeer ahaa ,markuu laba jeer soo wareegay ayuu iska fadhiistay sagaan ordin markii sadexaad,kadib waa lawaydiiyey
Sheekh maxaa ku helay?
wuxuu yiri
"Anigu meesha ciyaar umaan iman hadaan ciyaar rabo ciyaalkaygaan banooni la ciyaari lahaa".
,
No comments:
Post a Comment