1:sagaarada labkeeda waxaa
layidhaahda "Atoor" dhedigeedana "Yac", in kuweeda yar-yar
loo yaqaan "Biiq" , in sagaardu badanaa labo labo isuraacdo, in
sagaaradu dhasho kaliishi.
2:cawsha labkeeda waxaa layidhaahdaa "Jaxeedh" dhedigeedana loo
yaqaan "Masaal", in koox cawl oo wada socota loo yaqaan "Goosin
cawl ah" .
3:Garanuugta keeda lab waxaa layidhaahdaa "Liig" dhedigeedana loo yaqaan "Tingey", liiggu markuu yaryahay waxaa ladhahaa "Warrad",in koox garanuuga oo wada socota loo yaqaan "Dan" garnuuga, in garanuugta layidhi sida dumarka ayey caado leedahay .
3:labka Deerada waxaa ladhahaa "Deer" dhedigana loo yaqaan "Deero", in koox deerooyin ah oo wada socda loo yaqaan "Wadar" deero ah, in deeradu tahay tan ugu xeelada badan ugaadha.
4:Goodirka labkiisa waxaa loo yaqaan "Daaraad" ama "Labo- qolle",Dhediga goodirka waxaa loo yaqaan "Caarrey" ama "Adeeryo", in koox goodiro ah oo wada socota loo yaqaan "Urur" goodira, in goodirku ku noolyahay badanaa buuraha iyo dur durada.
5:Biciidka labkiisa waxaa loo yaqaan "Saryan" dhedigiisana "Biciid", In koox biciida oo meel.wada joogta loo yaqaan "Yahaab Qamaamaley", inuu yahay biciidku kan ugu fulaysan ugaadha uguna dhega nugul ,In biciidka yar-yar loo yaqaan "Sawaro",In biciidkuu sahamiyo uuna hayaamo,in biciidku uu wadaduu aroortii qaadu uu dib u raaco baqdin awgeed.
6:Igorayada labkeeda in ladhaho "Hal-dhaa" dhedigeedana " Goraya cawl", In dhasha gorayada loo yaqaan " Hal-garac" meesha ay dhigtana loo yaqaan "Goofka" , In marka koox dhallaana oo gorayo ah oo mar wada kacday loo yaqaan "Fil",In koox gorayo ah oo meel wada joogta loo yaqaan "Gawar" gorayo ah.
_______________

By Abshir jama salah
FG:Fadlan wixii gefa ama khaladaada ee kujira waa sixikartaa adoo mahadsan.
FG:Fadlan wixii gefa ama khaladaada ee kujira waa sixikartaa adoo mahadsan.
Shabeelka kiisa dhedig maxa layidhaa
ReplyDeleteshabeelka lab AAREEYE shabeelka dhedig NIBSOON
DeleteWxy dhalaan maxa la dhaha
Deletedhashii
Deletegeriga kiisa lab maxaa la yidhaa
ReplyDeleteGariga labkiisa iyo dhadigiisa magacyadooda
Deletearbe
DeleteGoronyada teeda dhedig waxaa ladhahaa Qalanjo
ReplyDeleteQalanjo waa maroodiga
DeleteXodxodasho maxaa lamicna ah
DeleteShukaansi
DeleteWaa goroyo cawl
DeleteLibaaxa labka ah
ReplyDeleteLibaaxa labka ah
DeleteLibaaxa lab waa aar
DeleteGalowga labkiisa
ReplyDeleteGallowga labkiisa
DeleteMaxa la idhaahda
DeleteDacawada labkeeda ma aa ldhahaa
DeleteDacaw galow
Deletegariga labkisa iyo dhadigiisa shega qofka wax isku haya
ReplyDeleteSoo sheeg guriga dhadigiisa iyo labkiisa
DeleteSaca weyl dibiga yar maxaa la dhahaa??
ReplyDeleteShabeelka labkisa maxaa ladhaha
ReplyDeleteDameerka labkiisa iyo dhedigiisa iyo kuwa yar yar maxaaa ladhahaaa
ReplyDeleteMaroodiga lab kiisa sheega iyo dhedigiisa
DeleteDhidiga qalanjo halka labkiisana la idhaa arbe
DeleteLabka daanyeerka
ReplyDeleteNinka daayeerk waxa la dhahaa Coofaadh, naagtana Cawley/Helliyo.
DeleteImiisa bilood ayeey ku dhasha sagaaradu
ReplyDeleteMaxa loo yaqaana dhasha gorayada ee socota
ReplyDeleteBiciidka dhedigiisa maaha biciid uun ee waa jaqadhiris
ReplyDeletediinka dhedig yaxaaska dhedig iyo maska
ReplyDeletelabka goroyada wa maxay
ReplyDeleteShinbirka galowga kiisa dheddig maxa la yidhaa?
ReplyDeleteGalowga waa lab sheeg dhedigiisa
ReplyDeleteFiin
DeleteLabku waa liiga waa maxay xayawaanka iyo dhedig
ReplyDeleteMoroodi labkiisa maxa la dhaha
ReplyDeleteWaxan idinka codsanaya inad kibirka joojisan su.aasha marks qof looga jawaabo kawada faaidaysta qofba waxa uu leeyahay ani iga jawaabo
ReplyDelete