Doorashada 2020 ee maraykanka sannadka way adagtahay labada oday ee isku hayadoorashada waa Trump oo74jir ah iyo Biden oo 77 jir ah,marka laga yimaado xafiiltanka u dhexeeya labada xisbi "Jamhuuriga iyo dimuqraadiyiinta" waxaa si gaar ah xafiiltan uga dhexeeyaa labada musharrax ee tartamaya , shacab waynaha maraykanku waa labo dhinaca oo kala raacsan labada xisbi, waxaa lagu loolamaa waa wax kayar %20 dadka kunool wadanka oo gaadhaya sadex boqol iyo labaatan iyo sideed iyo badh malyuun"328.2 million ",sidoo kale gobolada waxay kala taabacsanyihiin labada xisbi marka laga reebo dhawr state oo isbed bedela ,
Sadaalinta :-
-Hadii Joe Biden iyo xisbigiisu ku guuleystaan gobolka labaad ee ugu shacbiyada badan maraykanka waa gobolka Texas 44 sano kadib iyo gobolka Koonfurta dhaca ee Georgia 38 sano hadii ay labadaas gobol ku guuleytaan waxay u dhawyihiin inay doorashada ku adkaadaan.
Abshir jama
No comments:
Post a Comment