Waxaa Dunida siwayn uga socda ololaha tallaalka ee cudurka Saamaynta badan ku yeeshay caalamka ee Covid 19 ,tallaalkan waxaa sheegtay inay soo saartay shirkada Pfizer.
Waxaa jira walaacyo badan oo laga qabo tallaalkan kadib markii la ogaaday in lagu daray maadada *Gelatin* oo laga sameeyey Doofaar,sababta loogu daray maadadan waa inay ilaaliso inuu waqti dheer lakaydin karo,wadamo badan ayaa durba walaac ka muujiyey,laakin khuburada soo saartay Tallaalkan ayaa beenisay inaan wax Gelatin ahi kujirin.
Dad badan oo soomaali ah aqoon umalaha maadadan *Gelatin" hadii joogto wadamada reer galbeedka meelaha Suuqyada "Supermarkets" markaa waxyaalaha qabow ama macmacaanka ah ka iibsanaysi sifiican u fiiri waxyaalaha laga sameeyey.
Author Abshir jama salah .
No comments:
Post a Comment