Waraysi dheer ay la yeelataya VOA qayba soomaaliga taliyihii hore ee nabad sugida
soomaaliya sanbalooshe waraysigaas oo dhinacyo badan taabanayey hadaba mar wax
laga waydiiyey qabashadii iyo dhiibistii qalbi dhagax wuu diiday in uu sifiican
uga jawaabo suaashaas laakiin waxaa hadalkiisa kasoo baxayey in uu wax ka ogaa
ama uu ku lahaa gacanta ugu wayn waayo wuxuu yiri “arrimo amni ayaa loo dhiibay
dawladuna way ku saxnayd “ ayuu hadalkiisa ku daray .
Mar wax laga waydiiyey booqashadii madaxwaynaha ee maamulada
galmudug iyo Puntland wuxu socodkaas ku tilmaamay mid waqti lumis ah sago iska
indho saabayey horumaradii laga gaadhay wuxuu ka qiray heshiiskii ahlu sunna
iyo maamulka galmudug .
Mar wax laga waydiiyey doorashadii lagag adkaaday booska
xildhibananimo ee hirshabeellle wuxuu sheegay in dawlada dhexe ku bixisay lacago
badan baqdina y iga qabaan ani iyo inaan mucaaradnimo horleh kala hor imaado.
No comments:
Post a Comment