Heesta cibaaro ay kuwada luuqeeyaan Axmed yaasiin Digfeer AHUN iyo sahra ileeye oo kawada tirsanaa kooxdii horsed waxay kamid tahay heesaha aan u jeclahay waxaa kamid ahaa erayadeedii
Digfeer
• Cibaariyo aduunyada cusri lagama waayee
• Anoo laba cidood diirin
• Ciiltire kufilanyo noqo curad u kaca oo
• Kala dirir cidhiidhiga caynkaan rabay manoqone
• Iga cayn wareegtaaye waxaa igala sii culus
• Ceebla oohinteediyo calool xumada haysiyo Is ciilkaabigeeda
• Ana inanyahay talo talo igu cadaataye
• Dawada la icabsiiyiyo cirbada la igu mudaayaa
• Caafimadaad malagaha helaa caashaqa ma bi’isaa
Sahra
• Rag inuu cataabaa ceebtiisa weeyee
• Waa inuu sidii cadow u calool adkaadee
• Cirku kuguma soo dumin calafkaana kuma go’in
• Hadaa ceebla waydide
• Candhuuftiyo Ilaahi ciida kaa abuuree
• Cad nool kaa sameeyiyoo
• Cawadaada kaashoo cirqi haa isku beerin
• Waxaan kaa codsanayaa haa cadibin naftaade
• Iscelceli itaalka carwasaadka daayoo
Qore :abshir jama salah

No comments:
Post a Comment