Mudane raysalwasaare “xasan cali kahyre” waa ogahay
xaaladaha dalka iyo waaqicaa ku shaqaysaan ,waa ogahay in dalku kujiro dib usoo
kabasoho iyo bugsasho,waa ogahay in ay jiro cadow badan ay soomaaliya leedahay
kuwaas oo iska caabintooda kujirtaan ,waa ogahay in dadka soomaaliyeed wali
qabiilku madaxooda kasii guuxayaan sidii looga daawayn lahaa lagu jiro ,waa
ogahay in dib u dhiskii iyo kaladambayntii socoto sidii loo gaadhi lahaa
doorasho xor ah ,laakin halka dhaliil aan manta kuu hayo waa in xukuumadaa qaar
kamid ah boosaskoodi bannaanyihiin oo aanay jirin wasiiradii wadi lahaa ,mid
kamid ah wasiirada xukuumadaada ugu muhiimsanaa inuu maqanyahay wasirrkaasi waa
booskii wasiirka faafinta taas uu banneeyey gudoomiyaha gobolka bannaadir Eng
yariisow ,waxaa kaloo jira boosas kale oo bannaan ,mudane waxaann kaa codsanaya
inaa dhmmaystirto xukuumadaada si uu waxqabadku u noqdo mid buuxa .
Waa taageersanahay xukuumada NABAD IYO NOLOL laakin waa
waajib isaaran inaan wixii ammaan ah iyo dhaliil ah sheego madaama aan ahay
muwaadin u xaqle inuu difaaco dalkiisa iyo dadkiisaba
Abshir J Salah
an independent Author
No comments:
Post a Comment