Laga soo bilaabo sanadkii 2000 kii kooxaha Barcelona iyo Chelsea waxaa dhexmaray
ciyaaro xiise badan kuwaas oo natiijooyin kala duwan kasoo baxeen aan soo qaado
natiijoouinkii lagu kala badiyey ,maadaama weegan gudihiisa ciyaar xiiso leh
dhexmaraysa labadaas kooxood
1.
5. April 2000 waxaa
ciyaar xiiso leh garoonka kooxda Chelsea ,ciyaartaas waxaa sadex iyo hal ku
badisay Chelsea ciyaartaas o ahayd is aragii hore (3:1).
2.
18. April 2000 Lugtii labaad ee
ciyaartaas waxay kadhacaday garoonka Barcelona waxaana ciyaartaas shan iyo hal
ku badisay Barcelona (5:1)
3.
23. February 2005 ciyaar
kadhacday garoonka kooxda Barcelona kadhacday ciyaar u dhexeysa labada kooxood
ciyaarta waxaa labo iyo hal ku badisay Barcelona (2:1).
4.
8. March 2005 lugtii labaad ee ciyaarta waxaa ku badisay Chelsea ciyaartaas
oo kusoo dhamaatay (4:2) .
5.
22. February 2006 ciyaar kadhacday
garoonka Chelsea ku badisay Barcelona labo iyo hal (1:2)
6.
7. March 2006 lugtii
labad ee ciyaartaas waxay kusoo dhamaatay hal iyo hal (1:1).
7.
18. October 2006 ciyaar isla sanadkan waxaa hal iyo eber ku
badisay Chelsea ciyaar ka dhacday garoonka Chelsea . (1:0)
8.
31. October 2006 ciyaartii lugta labaad
waxay kusoo dhamaatay labo iyo labo (2:2).
9.
28. April 2009 ciyaar
xiiso lahayd oo semifinal ahayd oo kadhacday garoonka Barcelona kusoo
dhamaatay eber iyo eber (0:0).
10.
6. May 2009 ciyaarta
lugtii labaad oo ahayd ciyaar aad iyo aad u xiiso badnayd oo kadhacday garoonka
Chelsea Barcelona ayaa ku badisay hal iyo eber goolkaas uu kadhaliyey Iniesta daqiiqadi
90aad goolkaas uu caawiyey messi .
1
1 .April 2012 ciyaar semifinal ahayd oo kadhacday garoonka Chelsea
kusoo dhamaatay hal iyo eber ay ku badisay Chelsea (1:0) goolkaas uu dhaliyey Didier Drogba .
1.
24. April 2012 ciyaarii ugu dambaysay ee labada kooxood waxay
kadhacday garoonka berceloan ee camp New taas oo kusoo dhammaatay labo iyo labo
(2:2). Halkaas oo barceloan looga reebay tartanka champion league waana
sanadkii ugu horraysay ay Chelsea qaaday koobka kooxa yuru .
No comments:
Post a Comment