1: 1/1/2016 waxaa gubtay dabaq 63 biyaano "sar" ah oo kuyaalay dubay waxay ahayd mid kamida dahcdooyinkii ugu horreeyey sanadkaas
2: 3/1/2016 Sucuudiga iyo iiraan baa xidhiidhka isu jaray.
3: 6/1/2016 Kuuriyada waqooyi ayaa tijaabisay nuclearka loo yaqaan "Haydrogen Bomb"
4: 14/1/2016 lix qarax ayaa isku maalin kadhacay wadanka indunisiya .
5: 17/2/2016 Qarax kadhacay magaalada Ankara ee turkey ugu yaraan waxaa ku dhintay 28 qof
6: 18/2/2016 Waxaa geeriyooday maxamed xusaynin "Haykal " oo ahaa suxuf caan ah oo reer masar ahaa.
7: 5/3/2016 Sheekh xasan turaabi ayaa geeriyoday ,wuxuu ahaa siyaasi rugcadaa ah oo in badan kusoo jiray siyaasada wadanka suudaanta waqooyi.
8:14/3/2016 Qarax kadhacay magaalada Ankara turkey waxaa ku dhintay 31 qof in kabadan 75 qofna ku dhaawacmeen.
9: 19/3/2016 diyaarad ku dhacday wadanka ruushka in kabadan 61 qof ayaa ku dhintay.
10: 22/3/2016 qarax ka dhacay barasalis waxaa ku dhintay 32 qof waxaana ku dhaawacmay dad gaadhay 251 qof.
11: 28/3/2016 Qarax ka dhacay Lahor-pakistaan waxaa ku dhintay 70 qof waxaana ku dhaawacmay in kabadan 300 oo qof
12: 17/4/2016 Dhul-gariir ka dhacday Equador waxaa ku dhintay 60 qof .
13: 4/6/2016 waxaa geeriyooday feedhyahankii reer maraykan ee MAXAMED CALI KALAY.
14: 16/7/2016 Waxaa dhacay inqilaabkii fashilmay ee wadanka Turkey .
15: 17/6/2016 Waxaa la hindisay baasboor ay yeelato afrika oo dhan "Africa passport" shir kadhacay wadanka ruwaanda .
16: 9/11/ Donald trump ayaa loo doortay madaxwaynaha wadanka maraykanka .
17: 19/12/2016 Waxaa la dilay safiirkii ruushka u fadhiyey turkey.
Abshir Jama salah
No comments:
Post a Comment