Total Pageviews

Friday, December 25, 2020

10 way you say you are welcome

10 qaab ama nooc aad u orankarti soo dhawoow " 10 way you say you are welcome" .


Luuqada English-ka waxaa ugu caansan labo dhawaaq ameerikan iyo British hadaba aan eegno 10 eray ama jumli aad u isticmaali karto amerikan, 


-No worries ,no problem ,of course ,any time ,you got it *Jumladii iigu adkayd fahankeeda* ,no sweat ,it was nothing ,it was no big deal , always happy to help, anything for you.



Intaas caawa/saaka faaido u qaado 

Jumce wacan 


25-12-2020


Abshir jama  

Thursday, December 24, 2020

Talaalka Covid 19 doofaar miyaa kujira ?

Waxaa Dunida siwayn uga socda ololaha tallaalka ee cudurka Saamaynta badan ku yeeshay caalamka ee Covid 19 ,tallaalkan waxaa sheegtay inay soo saartay shirkada Pfizer.
Waxaa jira walaacyo badan oo laga qabo tallaalkan kadib markii la ogaaday in lagu daray maadada *Gelatin* oo laga sameeyey Doofaar,sababta loogu daray maadadan waa inay ilaaliso inuu waqti dheer lakaydin karo,wadamo badan ayaa durba walaac ka muujiyey,laakin khuburada soo saartay Tallaalkan ayaa beenisay inaan wax Gelatin ahi kujirin.

Dad badan oo soomaali ah aqoon umalaha maadadan *Gelatin" hadii joogto wadamada reer galbeedka meelaha Suuqyada "Supermarkets" markaa waxyaalaha qabow ama macmacaanka ah  ka iibsanaysi sifiican u fiiri waxyaalaha laga sameeyey.

Author Abshir jama salah .

Qoraalada xiisaha leh

Magacyada Lab iyo dhedig lix kamid ah ugaadha