Total Pageviews

Saturday, June 18, 2016

Socdaalkii Labaad ee Qaarada Afrika " Qoraal kooban"

Qarnigii 15aad "600 sano kahor " ayaa waxaa bilaamay ka ganacsiga dadka madow ee afrika u dhashay yagoo adoon ahaan sidoa xoolah loogu kala iibsan jiray "Slavery" ,dad lagu qiyaasay 12-15 milyan oo qof ayaa laga raray galbeedka afrika dadkaas oo ay kala qaybsan jireen qaaradaha ameerika iyo yurub ,waxaan loo yaqaanay "‪#‎Ganacsigii‬ saddex-geesoodka " ama "transatlantic slave trade Or 'Triangular Trade ' " kaas oo sidan u dhici jiray :-

*.from Europe to Africa
*.from Africa to the Americas
*.from the Americas back to Europe.


Dadkii beriga laga raray afrika waa dadka maanta loo yaqaano "Dadka madowga ah ee ameerika" '"amerika black people" ,majiro qof sheegan kara wadankuu asal ahaan kasoo jeeday ,qayb dadkaas kamida waa kuwa madowga ah ee qaarada yurub haa u badnaadeen wadanka faransiiska .
-
Qarnigan 21aad waxaa la sheegaa in dad boqolaal milyan inay ka hayaameen qaarada afrika una socdaaleen qaarada yurub kuwaas oo hada ku jira xeryo loogu talagalay oo lagu ootay ,dadkaasi maaha dad maanta qaarada yurub tiradoodq kujira laakin mustaqbalka waa dad kamid noqon doona qaaradaas farac ka farac , markaad u eegti qaabka loola dhaqmo waxaad isleedahay waa adoontii afrika laga qaadan jiray oo kale lix qarni kahor .
Aduunka dadku wa hanti lagu xisaabtamo .
-
By Abshir jama


Qoraalada xiisaha leh

Magacyada Lab iyo dhedig lix kamid ah ugaadha